Somaliland doorasho maka dheceysaa bisha November? – BBC Somali TV

0
1



Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee #Somaliland ayaa u codeeyay in #doorashooyinka xisbiyada iyo madaxtooyada ay isku mar ay qabsoomaan. 33 mudane ayaa u codeeyay mooshinkan, halka 19 mudane ay ka aamuseen kal-fadhi shalay 19-kii September ka dhacay Hargeysa. Xisbiga talada haya ee kulmiye ee #Madaxweyne #MuuseBiihiCabdi, oo horey u diiday doorashooyinka la isku madko ayaan wali war rasmi ah kasoo saarin codayntii shalay.

source

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here